Shirkad soo saareysa wershedo yaryar oo ku shaqeeya tamarta Nukliyeerka si Yurub …

Xilli ay wadamada Yurub ay la baaxaa degayaan qiimaha sarreeya ee shidaalka iyo laydhka oo ka dhashay, ka dib markii uu Ruushku xakameeyey gaastii iyo shidaalkii uu u dhoofin jiray wadamada Yurub, ayaa haatan waxaa soo baxaya shirkado gaar loo leeyahay oo doonaya inay ka faa’iidaysaan fursaddaas , isla markaana ay hindisaan habab casri ah … Continue reading Shirkad soo saareysa wershedo yaryar oo ku shaqeeya tamarta Nukliyeerka si Yurub …